Shuban-biyood Weli Fara Kulul Kuhaya Gobolka Haylaan (dhegayso)

Shuban-biyood Weli Fara Kulul Kuhaya Gobolka Haylaan (dhegayso)

Magaalada Dhahar iyo qaar ka mid ah tuulooyinka hoosyimaada oo ay ka jireen cudurka shubanka ayaa lasoo sheegayaa wali inay soo kordhayaan dadka cudurkan uu soo ridanayo.

Sagaal qof oo isugu jira carruur iyo dad waawayn ayaa horay ugu geeriyooday  cudurka tan iyop markii uu soo bilowday. Maamulka isbitaalka magalaad Dhahar Maxamed Xusen Adan aya Maxamud Cabdi Ibrahim uga waramay

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Hawo abdi adan 7 years ago

    Shuban biyoodku waa cudur halis ah kana dhasha biyo iyo cunto wasakhaysan ama qashin kaa agdhow cudurkan waxaa looga hortagi karaa in lahelo faya dhowr wanaagsan sida cunto iyo biyo nadiif ah waa in lahelo daawooyin sida ORS iyo faleembe alaha caafiyo dhaaman inta uu saameeyey cudur kaas mahadsanidiin daljir

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com