Kudhowaad 20 Dugsiga oo Haweenka Quraanka Loogu Baro Lacag La’aan Ayaa Garoowe Laga Hirgeliyey (dhegayso)

HomeWararka

Kudhowaad 20 Dugsiga oo Haweenka Quraanka Loogu Baro Lacag La’aan Ayaa Garoowe Laga Hirgeliyey (dhegayso)

Magaalada garoowe waxaa muddooyinkii ugu dambeyay kusoo kor dhay 17 Dugsi qur'aan iyo macad-yo kuwaasi oo Waxbarashada asaasiga ee dadka waa weyn ay k

RW Xamse oo xarigga ka jaray dhismaha cusub ee xarunta Hay’adda Socdaalka
Ra’iisul Wasaare Rooble: “Gal Dacwadeed Maxkamad Horyaalla In loo Magacaabo Guddi Baaris Ah Waa Arrin Baal Marsan Dastuurka” (daawo)
Wafdiga dowladda Soomaaliya u matalaya dhageysiga Kiiska Badda oo Muqdisho ka dhofay

Magaalada garoowe waxaa muddooyinkii ugu dambeyay kusoo kor dhay 17 Dugsi qur’aan iyo macad-yo kuwaasi oo Waxbarashada asaasiga ee dadka waa weyn ay ku dhigtaan haweenka waaweyn  waxaana ay  samaysteen Dallad ay ku midaysan yihiin .

Mu’asasada Al-Minhaaj Gobolka Nugaal ayaa saddexdii sanno ee la soo dhaafay soo gacan siinaysay waxaana maalinti shalay ay u qabatay Arday dhamaysatay dugsiyadaasi Xafladd lagu dhiira-gelinayay kuwa kaalmaha hore galay.

Guddoomiyaha gollaha fulinta ee mu’asasada Sh. Mukhtaar Axmed Faarax,ayaan ka waraysanay Arrintaasi wariye Axmed Sheekeeye ayuu u waramay oo Garoowe Jooga .

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: