Shir Looga Arrinsanayey Doorashooyinka Puntland oo Garoowe Lagu Soo Gabagabeeyey (dhegayso)

HomeWararka

Shir Looga Arrinsanayey Doorashooyinka Puntland oo Garoowe Lagu Soo Gabagabeeyey (dhegayso)

Magaalada Garoowe ee xarunta dowladda Puntland ayaa waxaa lagu soo afmeeray shir weyne looga arrinsanayey doorashooyinka hanaanka xisbiyada badan ee P

Xulashada Daljir iyo Xasan Haykal (DHEGAYSO)
GEDO, DOOLOW | Maamulka Degmada Doolow oo Qaabilay wafti kasocday beesha caalamka.
Caawa & Daljir iyo Maxamed Ibraahin Geelle, Daljir Garowe (Daawo)

Magaalada Garoowe ee xarunta dowladda Puntland ayaa waxaa lagu soo afmeeray shir weyne looga arrinsanayey doorashooyinka hanaanka xisbiyada badan ee Puntland.

Shirkaan oo socdey muddo saddex cisho ah ayaa waxaa laga soo saaray 6 qodob oo ku qotoma arrimaha doorashooyinka Puntland iyo hanaanka dimuquraadiyadda sida uu ku dhawaaqayo xoghayaha gudiga doorashooyinka Puntland Maxamed Siciid Cumar.

CODKA DHEGAYSO

Intaas kadib gudoomiye ku-xigeenka ahna ku-simaha gudiga kumeel gaarka ah ee doorashooyinka Puntland Maxamuud Soofe Xasan ayaa saxaafadda uga jawaabey su’aalo shirka la xiriira.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: