Kudhowaad 10 Ruux oo Ku Dhaawacantay Dagaal Ka Dhacay Matabaan (dhegayso)

Kudhowaad 10 Ruux oo Ku Dhaawacantay Dagaal Ka Dhacay Matabaan (dhegayso)

Maamulka   Degmada Matabaan oo Faahfaahin Ka Bixisayay qasaaraha Ka  dhashay Dagaal beeleedyo Ka Dhacay  Degmadaasi, wararkii ugu dambeeyey ayaa Sheegaya  in is ka hor Imaadyo uu  ku Dhex maray  halkaasi   Laba Bilood    ay Ku dhaawacmeen 7 Qofoof  oo  ka mid ah dhinacyadii dagaalamay .

 

Waxaan  Arrimahaasi  Ka Waraystay  Ducaale Aadan Cabdi Ciise  Gudoomiyaha Degmada Matabaan  Waxaa Waraystay  Wariye  Cabduqaadir  yuusuf  irshaad .

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0