Shir ku Saabsan Xeerka Maaraynta Dhulalka Magaalooyinka Puntland oo Garowe ka Furmay (dhegayso)

HomeWararka

Shir ku Saabsan Xeerka Maaraynta Dhulalka Magaalooyinka Puntland oo Garowe ka Furmay (dhegayso)

Magaalada Garoowe waxaa uga furmay masuuliyiinta shan wasaaradood oo Xukuumadda Puntland ka tirsan shir looga hadlayo xeerka maaraynta dhulalka Magaalooyinka Puntland kaasi oo muddo dheer soo jiitamayay . Waxaa shirkaan qabashadiisa iyo maal-gelintiisa iska kaashanaya Dawladda hoose ee degmada Garoowe iyo Hay’adda UNHABITAAT . Wariye Axmed Sheekeeye ayaa warbixintaan ka diyaariyay shirkaasi . http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59e496930401007810b3ba49/Warbixinta+shirka+wadatashiga+xeerka+maaraynta+dhulalka+magaalooyinka+Puntland++by+Sheekeeye+.mp3

Boosaaso: Madaxweyne Deni oo ka qeyb galay kulan looga hadlayo amniga magaalada
Baabur ku xanibnaa Garoowe oo dib loo fasaxay
Warka Arooryo iyo Subeer Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Magaalada Garoowe waxaa uga furmay masuuliyiinta shan wasaaradood oo Xukuumadda Puntland ka tirsan shir looga hadlayo xeerka maaraynta dhulalka Magaalooyinka Puntland kaasi oo muddo dheer soo jiitamayay .

Waxaa shirkaan qabashadiisa iyo maal-gelintiisa iska kaashanaya Dawladda hoose ee degmada Garoowe iyo Hay’adda UNHABITAAT .

Wariye Axmed Sheekeeye ayaa warbixintaan ka diyaariyay shirkaasi .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: