Sheekh Mukhtaar Roobow oo dhiig u shubay Shacabkii ku dhawacmay Qarixii Muqdisho (dhegayso)

Sheekh Mukhtaar Roobow oo dhiig u shubay Shacabkii ku dhawacmay Qarixii Muqdisho (dhegayso)

Muqtaar rooboow Cali buu Mansuur oo horay ug mid ahaan jiray Madaxda Al-Shabaab balse ka soo tegay ayaa ka mid noqday dadkii dhiigooda ugu deeqay dadkii ku dhawacmay qaraxii Soobe.

Madaxda Qaranka sida Madaxweynaha, Ra’iisul Wasaaraha’Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo masuuliyiin kale ayaa uga horeeyay Muqtaar rooboow in ay dhiigooda ku deeqaan.

Sheekh Mukhtaar oo saxaafadda la hadlayeey ayaa sheegay in Alshabaab ay caadaysteen gumaadka shacabka somaliyeed ,wuxuna sheegay in wado khaladn ku socdaan.

Dadkii ku dhawacmay qarixi muqdisho ayaa qaar kamid ah waxaa loo qaaday dalka Turkiga halka qaar kalena wali ay jifaan cisbitaaladda Muqdisho ee Caasimadda.

dhegayso codka Mukhtaar

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com