Guddiga xalinta khilafaadka doorashooyinka oo gaaray Baydhabo

HomeWararka

Guddiga xalinta khilafaadka doorashooyinka oo gaaray Baydhabo

Guddoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya Cabdullaahi Abyan Nuur iyo waftdi uu hogaaminayo ayaa saaka u safray Dowlad Goball

Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay in loo gurmado dadka ku dhibaataysan Afgooye
Maamulka degmada Buursaalax oo wada kahortagga cudurada faafa (dhegayso)
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Guddoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya Cabdullaahi Abyan Nuur iyo waftdi uu hogaaminayo ayaa saaka u safray Dowlad Goballeedka Koonfur Galbeed.

Xubnahan Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka ee ku wajahan Baydhabo oo ka kooban 6 xubnood ayaa goobjoog u noqon doona Doorashada Aqalka sare ee Senotarada kasoo baxaya Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed oo maanta ka bilaabmi doonta magaaladda Baydhabo.

Guddoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya Cabdullaahi Abyan Nuur iyo Xubno la socda ayaa dhawaan magaalada Kismaayo uga qeyb galay doorashada Afar kamid ah kuraasta aqalka sare ee ka imaaneysa degaannada Jubbaland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: