Shir Dibuheshiisiin ah oo Carmo Ka Furmaya iyo Ciidamadii oo Lakala Qaaday (dhegayso)

Shir Dibuheshiisiin ah oo Carmo Ka Furmaya iyo Ciidamadii oo Lakala Qaaday (dhegayso)

War deg deg ah oo hadda naga soo gaarey maagalada Carmo ee gobolka Bari ayaa sheegaya in gudigii ku howlanaa dhexdhexaadinta beelo ood wadaag ah oo halkaasi ku dagaalamay ay ku guulaysteen inay kala qaadaan ciidamadii is horfadhiyey.

Caaqil Siciid Xuseen oo kamid ah cuqaasha ku howlan shirka dhex dhexaadinta ayaa Daljir u sheegay in gogoshii ay diyaariyeen kalana qaadeen ciidamadii is horfadhiyey, ayna kalsooni buuxda ku qabaan soo afmeeridda colaadda labada beelood.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com