Siyaasi Cabdulqaadir Xaaji,”Waxaan Codsanaynaa Inaan La Burburin Dhismayaasha Taariikhiga ah ee Boosaaso” (dhegayso)

Siyaasi Cabdulqaadir Xaaji,”Waxaan Codsanaynaa Inaan La Burburin Dhismayaasha Taariikhiga ah ee Boosaaso” (dhegayso)

Mid kamid ah siyaasiyiinta iyo waxgaradka gobolka Bari ayaa ka hadlay dhismaha iyo ballaarinta dekedda magaalada Boosaaso oo mashruuceeda ay qaadatay shirkadda DP World ee dalka Imaaraadka Carabta.

Khadar Cabdi Xaaji Mire, ayaa sheegay in horumarka ay soo dhowaynayaan haseyeeshee ay dowladda ka codsanayaa inay dib u fiiriso meesha laga dhisayo dekedda dhismeheeda cusub, Wuxuuna sheegay in aan la burburin dhismayaasha qadiimiga ah ee kuyaal agagaarka dekedda dhismaha qaybtiisa cusubna lageliyo dhanka madaxtooyada magaalada Boosaaso.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com