Sarkaal katirsan Dowladda Somaaliya oo Muqdisho lagu dhaawacay

Sarkaal katirsan Dowladda Somaaliya oo Muqdisho lagu dhaawacay

Muqdisho Warka Nagaso gaaraya ayaa sheegaya in saaka Sarkaal katirsan wasaaarada Gadiidka Kooxo hubaysan ay ku dhawaceen Muqdisho ,kuwaas oo doonayeey inayba kharajiyaan .

Sarkaalkan oo lagu magacaabo Cabdulaahi Sheekh Cumar Agaasimaha waaxda Shaqada ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Dekadaha .isago iska difaaacay kooxihi weraarka kuso qaaday.

Malmihii u dambeyeey muqdisho waxaa ugaarsi lagu hayeey madaxda dowladda kuwaas oo alshabaab shegeen inay ugaarsanayaan masuulkiyinta dowladda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com