Sannad Dugsiyeedkii Iimaamu Shaafici Qardho oo la soo Gabagabeeyey (dhegayso)

Sannad Dugsiyeedkii Iimaamu Shaafici Qardho oo la soo Gabagabeeyey (dhegayso)

Dugsiga waxbarashada madaniga ee Iimaamu Shaafici Qardho ayaa maanta waxaa ka dhacday munaasabad ballaaran oo lagu soo xirayey sanad dugsiyeedkii 2016/2017 ee dugsigaasi, ayna ka qayb galeen mas’uuliyiin iyo dadweyne.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com