40 Arday oo ka Qalinjabisey Kolleejka Caafimaadka ee Qardho (dhegayso)

40 Arday oo ka Qalinjabisey Kolleejka Caafimaadka ee Qardho (dhegayso)

Kolleejka caafimaadka ee magaalada Qardho ayaa waxaa ka dhacday munaasabad shahaadooyin lagu gudoonsiinayey 40 arday oo isugu jira wiilal iyo gabdho wax ka soo bartay Kolleejkaasi.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com