Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yameni (dhegayso)

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yameni (dhegayso)

Qaar kamid ah naadiyada qaarada Yurub ayaa la soo wareegay ciyaartoy cusub kuwaas oo xili ciyaareedka cusub ee 2017-2018 ay la soo shirtagi doonaan.

Saas oo ay tahay waxaa wali shibeeyshib ah kooxaha ugu tun weyn qaarada Yurub uguna caansan ayaga oo aan weli la soo wareegin ciyaartoy cusub, laakiin xaajada kala-iibsugu weli waa biloow.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yamani oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso

 

 

 

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com