Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yameni (dhegayso)

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yameni (dhegayso)

Kooxda Manchester United ayaa si rasmi ah u shaacisay in ay la soo wareegtay weeraryahankii kooxda Everton, Romelu Lukaku, waxaana lagu abaalmariyay numberka 9aad ee uu horay u qaadan jiray Zlatan Ibrahimovic.

Dhanka kale, naadiga Chelsea ayaa dalab qaali ah u gudbiyey ciyaaryanka kooxda Borussia Dortmund, Pierre-Emerick Aubameyang, kaasi oo lagu wado inuu kooxda ka tago, kuna biiro koox kale.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yamani oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso.

  

 

 

 

 

  

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com