Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yameni (dhegayso)

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yameni (dhegayso)

Ciyaaryahanka kooxda Everton, Romelu Lukaku, oo la filayo in uu dhawaan biiro Manchester United ayaa danbi looga soo oogay dalka Maraykanka, waxaana la muddeeyay maalinta uu maxkamada ka soo hor muuqan doono.

Dhanka Isbanya, madaxweynaha xooxda caasimada dalka ka dhisan ee Real Madrid, Florentino Perez, ayaa Chelsea u soo bandhigay in ay 150 milyan oo EU kula wareegi karaan Alvaro Morata iyo James Rodriguez.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yamani oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso

   

  

  

  

  

  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com