Wasiir KX Deegaanka: “Dhawaan Waxaan Kale oo Hirgelin doonaa Biyoxireeno Waaweyn” (dhegayso)

HomeWararkaMaqaalo Kale

Wasiir KX Deegaanka: “Dhawaan Waxaan Kale oo Hirgelin doonaa Biyoxireeno Waaweyn” (dhegayso)

Wasiir Kuxigeenka Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska Puntland oo la hadlay Radio Daljir ayaa si qotodheer uga hadlay xirmaysi ay ka hirgaliyeen dooxa

CARMO | SIDA LOOGA CIIDAY IYO ARAGTIDA SHACABKA
MUQDISHO | Madaxweynaha Soomaaliya oo boqolaal Shacab ah Salaada Ciidul Fidriga kula tukaday
Barnaamijka Badbaado: Doorka dhallinta ee Nabadeynta & Dimoqraadiyenta Dalka

Wasiir Kuxigeenka Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska Puntland oo la hadlay Radio Daljir ayaa si qotodheer uga hadlay xirmaysi ay ka hirgaliyeen dooxada Dharoor oo kamid ah dooxooyinka waaweyn ee Puntland.

Wasiir Faarax Cali Cabdi ayaa sheegay in ay hadda qorshaynayaan biyoxireeno waaweyn degdegna looga hirgalinayo dhammaan degmooyinka Puntland si loo badbaadiyo calafka xoolaha nool ee la dhaqdo.

Maxamud Cabdi Ibrahim ayuu Wasiirku u warramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: