Site icon Radio Daljir

Wasiir KX Deegaanka: “Dhawaan Waxaan Kale oo Hirgelin doonaa Biyoxireeno Waaweyn” (dhegayso)

Wasiir Kuxigeenka Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska Puntland oo la hadlay Radio Daljir ayaa si qotodheer uga hadlay xirmaysi ay ka hirgaliyeen dooxada Dharoor oo kamid ah dooxooyinka waaweyn ee Puntland.

Wasiir Faarax Cali Cabdi ayaa sheegay in ay hadda qorshaynayaan biyoxireeno waaweyn degdegna looga hirgalinayo dhammaan degmooyinka Puntland si loo badbaadiyo calafka xoolaha nool ee la dhaqdo.

Maxamud Cabdi Ibrahim ayuu Wasiirku u warramay.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5961460afd00006b1ed6af53/Wasiir+kuxigeenka+deegaanka+Faarax+Cali+Cabdi_4+jul+17.mp3?_=1
Exit mobile version