Axmed Madoobe oo la Hadlaya Baarlamaanka DFS: “Shaqada aad Leedihiin inta Garan Weydaan Annaga Faraha ha nagu soo Taagtaagina”

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Axmed Madoobe oo la Hadlaya Baarlamaanka DFS: “Shaqada aad Leedihiin inta Garan Weydaan Annaga Faraha ha nagu soo Taagtaagina”

Khudbaddii Madaxweyne Axmed Madoobe ee furitaanka kalfadhigii labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya (DFS). Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa xaarxaaro iyo waano isugu daray xubnaha baarlamaanka federaalka, xasuusiyeyna waajibaadka looga fadhiyo iyo in dalku maanta yahay federaal, laakiin ayaga laga sugayo in ay qeexaan wixii dhimman. Waa tan khudbaddii Madaxweyne Axmed Madoobe. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/596148c70201000efe4374f7/Axmed+Madoobe_furitaanka+baarlamaank_2aad_+8jul2017.mp3  

Aqoonyahan Ismaaciil Qodax oo falaanqaynaya siyaasadda Gobolka Soomaalida ee Itoobiya (Daawo)
Proposed Standard Proportion of the Somali Flag Based on 1/x-x=1 in Nomograph
Hobyo oo uu ka furmay shirka beesha Habargidir (dhegayso | daawo)

Khudbaddii Madaxweyne Axmed Madoobe ee furitaanka kalfadhigii labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya (DFS).

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa xaarxaaro iyo waano isugu daray xubnaha baarlamaanka federaalka, xasuusiyeyna waajibaadka looga fadhiyo iyo in dalku maanta yahay federaal, laakiin ayaga laga sugayo in ay qeexaan wixii dhimman.

Waa tan khudbaddii Madaxweyne Axmed Madoobe.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: