Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)

Kulamo ka tirsana horyaalka Ingiriiska ayaa la ciyaaray kooxaha u dagalamaya kaalinta afraad iyo saddexaad ayaa ciyaar xiiso badan dhexmartay. Taariik

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Kulamo ka tirsana horyaalka Ingiriiska ayaa la ciyaaray kooxaha u dagalamaya kaalinta afraad iyo saddexaad ayaa ciyaar xiiso badan dhexmartay. Taariikh cusub ayaa garoonka Arsenal ee Fly Emirates ka dhacaya taas oo noqotay mid farxad galisay tababaraha cadaadiska badani saarna ee kooxda Arsenal.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yamani oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso

  

 

COMMENTS

WORDPRESS: 2
DISQUS: