Kahortagga Cudurada Xilli Roobaadka, Waraysi Datoor Dhegacadde

Kahortagga Cudurada Xilli Roobaadka, Waraysi Datoor Dhegacadde

Xilligu waa xilli roobaad, waxaana jira cuduro waqtigaan oo kale dillaaca, waxyeelna u leh bulshada, gaar ahaan kuwooda nugulka ah. Xanuunadaas waxaa kamid ah shubanbiyoodka, waxaana la sheegay in daawada oo si aan haboonayn loo isticmaalo iyo weliba daawooyinka qaarkeed oo tayadoodu hoosayso ay sababi karaan in xanuunada qaarkood adkaysi u yeeshaan daawada.

Xanuunada xilliga roobaadka yimaada iyo waxyaabaha sabababa waxaa Radio Daljir uga waramay Datoor Cabdulqaadir Maxamuud Jaamac, Datoor Dhegacadde.

Hoos ka dhegayso

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com