Saaka & Xubinta Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani

HomeCiyaaraha

Saaka & Xubinta Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani

Kooxda Arsenal ayaa ku dhawaaqday saxiixa Alexandre Lacazette oo noqonaya midkii ugu qaalisan ee kooxda London ka dhisan ay la soo wareegto taariikhda

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Mustafe Xuseen Yuusuf (DHEGAYSO)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Kooxda Arsenal ayaa ku dhawaaqday saxiixa Alexandre Lacazette oo noqonaya midkii ugu qaalisan ee kooxda London ka dhisan ay la soo wareegto taariikhda kooxda.

Kabtankii kooxda Manchester United, Wayne Rooney, ayaa dib ugu laaban doona kooxda Everon waa meeshii uu ka soo bilaabay xirfadiisii ciyaaraha

Dhanka kale, dalka Spain waxaa ka taagan arrin cajiib ah kaddib markii labada kooxood ee reer Madrid ay ciyaartoy la kala waregeen muddo 15 sano ku siman.

Waa xubintii Saaka & Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yamani oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha Yurub? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso.

 

 

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: