Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan dhegaystayaal, kuna soodhawaada barnaamijka cawaysnimo ee Caawa & Daljir. Barnamaijku wuxuu caawa idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir Bossaso, waxaana caawa idiin soojeedinaya wariye Xasan Heykal.

Qodobada Caawa & Daljir ugu doorka roon waa:

  • Wafdi ka socda Wasaarada Waxbarashada DFS oo soo gaaray Garoowe
  • Dowlada Puntland oo koox Caafimaad u dirtay Xarfo iyo cudurka shuban biyoodka
  • Madaxweyne Farmaajo oo Muqdisho ku daahfuray shirkii Amniga Qaranka ee maamulada dalka, iyo
  • Goldogob Sare oo ku guulaystay koobkii Tartan & Tacliin

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com