Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga soo daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim.

Saaka wararka ugu waaweyn waa Baarlamaanka Puntland oo kala diray Golaha Xukuumadda Gaas. Kaga bogo warar iyo waraysiyo.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0