Saaka & Xubintii Ciyaaraha: Faahfaahintu waa cRaxmaan Yameni (dhegayso)

Saaka & Xubintii Ciyaaraha: Faahfaahintu waa cRaxmaan Yameni (dhegayso)

Madaxweyne kuxigeenka kooxda Barcelona, Jordi Mestre, ayaa sheegay in uu hubo in ciyaaryahanka lagu magacaabo Neymar JR uu kooxda sii joogayo oo noqon doono xubin Barcelona.

Dhanka Kooxda Borussia Dortmund, waxay wacad ku mareen in aysan iska iibin doonin xagaagan xidiga kooxaha badani doonayeen ee Pierre-Emerick Aubameyang.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan

 

 

 

  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com