Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, ku soodhawaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka inoo daadihinaya Maxamed Lakiman, kana soojeedinaya istuudiyaha Daljir Garoowe.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 4
  • maxamed cigaal 7 months

    waxaan halkan ugu mahad celinayaa radio daljir iyo golis telecom waxay usoo jeedaan horumarka dalka somalia waan u mahad celinayaa

  • 0907688228 muxsin bashiir dooxajoog 7 months

    aadbaad umahadsantihiin radio daljir dadaalka aad bulshada uhaysaan ilaahay ha idinla garabgalo

  • Waa barnamij aan aad udhagaysto SAKA IYO DUNIDA

  • jamac maxamed warsame 7 months

    Waxaan halka uga mahad celinayaa radio daljir iyo golis telecom waxay utaagan yihiin hor mar iyo hal abuur joogto ah dhalintuna way ku xidhan tahay