Saaka & Xubintii Cayaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)

Saaka & Xubintii Cayaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)

Hoggaamiyayaasha horyaalka Ingiriiska ayaa ciyaaray mid ka mid ah kulamadii ay ugu sii dhawanayeen guusha horyalka xili ciyaareedka 2016 -2017.

Dhanka kale hal kulan oo ka tirsan Champion League Wareega afar dhamaadka lugta labaad ayaa caawa la ciyaari doona.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yamani oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com