Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso inoo ka daadihinaya Axmed Shiikh Maxamed (Tallman).

Hoos ka dhegayso wixii warar saaka ugu waaweynaa, dal iyo dibad.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • ABTI YARIISOOW 8 months

    A C W W= WAXAAN RABAA IN YAR INAAN KU DARSADO DHIMAHA DEKEDA BOOSAASO DHIMAHEEDA EE GOORATANI MURAN IYO AFLAGAADO ISU BEDELAY SAAN ARKAYO, IYADOON
    TANI AANAY AHAYN MID
    XORIYADA HADALKA XAMBAARSAN, EE QOFKU LEEYAHAY SIDA DIMOQRAADIYADU FARAYSO.
    HADII AANAY RABIN SIDA AANU ARKAYNO REER BOOSAASOOD DEKEDA CUSUB, WADANKU BOOSAASO OO KELIYA MA AHA,WAA UU BALAARANYAHAY MEELO BADAN OO WAXBA LAHAYN BAA JIRTA,HALAGA BEDELO
    U TUURA SIDA EYL, GARACAD, GARDAFOI,IYO MEELO BADAN OO AAN SOO KOOBI KARIN GOORTANI
    IYAGUNA TOODA HASHIFAYSTEEN, GURYAHOODANA HA U DHISNAADEEN,MANA AHA ARAGTIDAYDA IN QOF
    DHEREGSAN LAGU BARYO CUNO,IYADOO QOF GAAJAYSAN JIRO.