RW Kheyre oo kulan la qaatay Guddiga ka hortagga COVID-19

HomeWararka

RW Kheyre oo kulan la qaatay Guddiga ka hortagga COVID-19

Ra’iisul Wasaara Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyay Shirka guddiga qaran ee kahor tagga covid19,kaas oo habeen

Muuse biixi oo tageeray maraykanka in uu ciidamadiisa kala baxo somaaliya
Xulashada Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)
Warka Arooryo iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir cWaaq (dhegayso)

Ra’iisul Wasaara Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyay Shirka guddiga qaran ee kahor tagga covid19,kaas oo habeen walba la qabto.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlay dadaalada loogu jiro ka hortagga Cudurka COVID-19 iyo Gurmadka deegaannada ay saameeyeen daadadka Roobabka iyo fatahaadaha Wabiyada.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: