Ra’iisul Wasaare khayre oo la kulmay Agaasimaha siyaasadda Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ingiriiska

Ra’iisul Wasaare khayre oo la kulmay Agaasimaha siyaasadda Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ingiriiska

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay agaasimaha guud ee siyaasadda ee wasaaradda arrimaha dibadda Boqortooyada Ingiriiska, Richard Moore.

Ra’iisul Wasaaraha iyo Richard Moore ayaa kulankooda uga hadlay xoojinta xariirka soo jireenka ah ee labada dowladood iyo taageerada Ingiriisku dowladda ka siiyo tababarrada ciidanka iyo qorshaha ciidanka Soomaaliyed ay kula wareegayaan amniga dalka.

Kulanka Ra’iisul Wasare Xasan Cali Khayre iyo Richard Moore waxaa qayb ka ahaa safiirka boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya, Ben Fender.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Boqoshadan ingiriiska mid sahlan maha wa mid u baahan in la lafa guro. Siday dadku modayan wax iska cadiya mahan. Sidan u arko wa arin qatara

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com