Ra’iisal wasaare Khayre oo u ambabaxay New York

Ra’iisal wasaare Khayre oo u ambabaxay New York

Ra’iisal wasaaraha dowladda faderaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa u ambabaxay magaalada New York ee dalka Mareykanka.

Ujeedka socdaalka raysal wasaaraha ayaa la xiriirta ka qaybgalka shirka guud ee QM ee ka furmaya New York.

Raysal wasaare Xasan Cali Khayre ayaa khudbad kusaabsan xaaladda Soomaaliya iyo isbadaladii dhacay tan iyo markii la doortay madaxwayne Farmaajo ka jeedin doona maalinta Jimcaha ee soo aadan shirka.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com