
Khilaafka soo kala dhexgalay Dawlada Federalka & Puntland, cabashooyin hadheeyey derejooyin la siiyey saraakiisha ciidamada Somaliland, Beeraleyda gobolka Sh/Hoose oo ka walaacsan inuu soo fataho webiga Shabeelle, Heshiis dhexmaray beelo ku dagaalamay SH/Hoose & dhaliillo laga soojediiyey heshiiskaas, iyo Qaabka ay noloshooda u maareeyaan dadka danyarta ah.
FAALLOOYIN & FALCELIN