Qaybo ka mid ah Soomaaliya iyo caalamka oo maanta laga ciidayo maalinta 1aad

Qaybo ka mid ah Soomaaliya iyo caalamka oo maanta laga ciidayo maalinta 1aad

Salaadda ciidda ayaa maanta laga oogay qaybo ka mid ah magaalooyinka Dhuusomareeb, Caabudwaaq iyo degmada Burtinle ee gobolka Nugaal.

munaasabadda ciidda ayay maanta u tahay qaar ka mid ah dadka ku dhaqan deegaamadaasi maalinta koowaad, iyadoo sidaas oo kalle ay hal maalin kadib soomeen xiligii laga soomay dalka intiisa badan.

Sidoo kalle dalal badan oo ay ka mid yihiin Pakistan iyo Indunisiya ayaa maanta laga oogay salaadda Ciidda, iyadoo ay u tahay maalintii koowaad.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com