Maamulka Galmudug oo shir degdeg ah isugu yeeray dowlad goboleedyada

HomeWararka

Maamulka Galmudug oo shir degdeg ah isugu yeeray dowlad goboleedyada

Warsaxaafadeed kasoo baxay madaxwaynaha Galmudug ayaa lagu dalbaday shir degdeg ah oo ay isugu yimaadaan madaxda kalle duwan ee dowlad goboleedyada da

Xaaska Guddoomiyaha Magaaladda Dubia Sheekh Mohammed Bin Rashid oo 31 Milyan la baxsatay (Daawo)
Saraakisha Ciidamadda Dowladda oo sheegay inay khaarajiyeen saraakil ka tirsan Alshabaab
Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Badhan (dhegayso)

Warsaxaafadeed kasoo baxay madaxwaynaha Galmudug ayaa lagu dalbaday shir degdeg ah oo ay isugu yimaadaan madaxda kalle duwan ee dowlad goboleedyada dalka kadhisan, si looga arrinsado xaaladda siyaasadeed ee dalka, sida lagu yiri warmurtiyeedka.

Sidoo kalle waxaa lagu sheegay dowladda faderaalka inay ku fashilantahay siyaasadda dalka, ayna burburinayso nidaamka faderaalka ee dalka ka shaqeeya.

Waxaa looga dalbaday Beesha Caalamka inay il gaar ah ku hayaan, iyadoona sidoo kalle lagu yiri dowladda faderaalka waxaa ay jartay mashaariicdii ay ku taageeri jirtay Galmudug, geesta kalle waxaa maamulka Galmudug uu soo dhoweeyey wakiilka cusub ee QM ee arrimaha Soomaaliya James Swan oo horay usoo noqday safiirka Mareykanka ee Soomaaliya.

Madaxda dowladda dhexe ee faderaalka iyo maamulada ayaa ku fashilmay shir ay isugu yimaadeen magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: