Qaxootigii Suuriya ee ku sugnaa Lubnaan oo dib ugu laabtay dalkoodii

Qaxootigii Suuriya ee ku sugnaa  Lubnaan oo dib ugu laabtay dalkoodii

Boqolaal ruux oo qaxooti ah oo ku sugnaa dalka Lubnaan ayaa dib ugu laabtay dalka Suuriya kadib markii laga itaal roonaaday dagaalyahanada Daacish oo intabadan gacanta ku hayay Suuriya.

barakacayaasha ayaa la arkaayay iyagoo ka gudbaayay xadka ay wadaagaan Suuriya iyo Lubnaan.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com