Ra’iisul Wasaare Khayre oo $220kun ugu deeqay Garoonka Ciyaaraha Cawaale

Ra’iisul Wasaare Khayre oo $220kun ugu deeqay Garoonka Ciyaaraha Cawaale

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa guddiga dhimaha garoonka kubada cagta ee Cawaale ku wareejiyay lacag dhan cadadkeeda 220kun oo doolar taas oo loogu talagalay dhimaha garoonka Cawaalo oo qabyo ah.

Shacabka Puntland ayaa soo dhaweeyay dhaqaalahaasi ay dowladda ku wareejisay guddiga garoonka kubada cagta ee Cawaale.

Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa soo gaba gabeeyay safarkiisii magaalada Gaalkacyo wuxuuna maanta dib ugu laabtay magaalada Dhuusamareeb.

Diiwaanka warka
radio Daljir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com