Qarax lala eegtay Gawaari AMISOM leedahay Gobalka Gedo

HomeWararka

Qarax lala eegtay Gawaari AMISOM leedahay Gobalka Gedo

Wararka ka imaanaya gobalka Gedo ayaa sheegaya in qarax lala eegtay kolanyo ay la socdeen ciidamo katirsan AMISOM ,gaar ahaan kuwa kenyanka ah. Ko

Warka Fiidnimo iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Garoowe (dhegayso)
Madaxweynaha Jubbaland oo gaaray Garoowe
Machadka SIDRA oo Cilmibaaris ku sameeyay Talaalka Covid-19 (daawo)

Wararka ka imaanaya gobalka Gedo ayaa sheegaya in qarax lala eegtay kolanyo ay la socdeen ciidamo katirsan AMISOM ,gaar ahaan kuwa kenyanka ah.

Kolonyo ay la scodeen Ciidamada Kenya ayaa xiliga uu qaraxa qabsanayay waxa ay marayeen inta u dhaxeysa deegaanada Tarako iyo faxfaxdhuun ee gobolkaasi Gedo, waxaana la sheegay in uu ka dhashay khasaaro.

Qof Goobjooge ah oo an la hadalnay ayaa sheegay inay maqleen Jug culus ,balse aysan war ka hayn khasaaraha dhabta ah ee soo garay Ciidamada kenya

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: