Xildhibaanada Labada Aqal oo Kulan Kuyeelanaya Muqdisho ,kana hadlaya Khilaafka Galmudug

HomeWararka

Xildhibaanada Labada Aqal oo Kulan Kuyeelanaya Muqdisho ,kana hadlaya Khilaafka Galmudug

Waxaa la filayaa in gudaha Magaalada muqdisho ay kulan ku qaataan xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya iyaga oo kulankooda uga hadli d

Issimadda dhaqanka SSC-khaatumo oo go’amo kasoo saaray doorashadda Puntland
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
PROF.CABDISALAAM SALWE OO KA HADLAY XIISADA RUUSHKA & ISBAHAYSIGA NATO IYO MAXAMUUD CABDI IBRAAHIM XARUNTA DALJIR EE BOOSAASO

Waxaa la filayaa in gudaha Magaalada muqdisho ay kulan ku qaataan xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya iyaga oo kulankooda uga hadli doona arrimaha ku soo cusboonaaday deegaanada Maamulka Galmudug.

Wararka ayaa sheegaya in Kulanka uu kadhici doona Hotelka Jaziira ee Magaalada Muqdisho waxaan ilo xog ogaal ah ay Dalsan u sheegeen in arrimaha ugu badan ay ka hadli doonaan ay tahay khilaafka u dhaxeeyay Madaxda ugu sareysa Maamulka Galmudug iyo dagaalada ka soo cusboonaaday gobolka Mudug.

Kulankaas ayaa Arimo kala duwan looga hadlaya Manata iyadoo go’aamo laga soo saari doono.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: