Qarax ismidaamin ah oo ka dhacay Magaaladda Kismaayo

HomeWararka

Qarax ismidaamin ah oo ka dhacay Magaaladda Kismaayo

Magaaladda Kismaayo ee Xarunta jubbaland wararka ka imaanaya ayaa sheegaya in gordhow uu ka dhacay qarax ismidaamin ah oo khasaare geeystay. Qaraxa

Garowe: Shirka maamul baahinta Puntland oo ka qabsoomay caasimada (Video)
Madaxweynaha Cusub ee Hirshabeele Waare oo Talabaadisi ugu Horeysay Ku Magacaabay Gudoomiye
NISA oo sheegtay inay qabatay xubin muhiim u ah Daacish

Magaaladda Kismaayo ee Xarunta jubbaland wararka ka imaanaya ayaa sheegaya in gordhow uu ka dhacay qarax ismidaamin ah oo khasaare geeystay.

Qaraxa ayaa ka dhacay Hoteelka loo yaqaan Cas Caseey iyo Maamuus oo ku dhow Aargada Magaalada Kismaayo.

Qaraxa ayaa la sheegay in adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyabaaha Qarxa oo lagu dhuftay Iridda Hoteelka, waxaana xigay dagaal toos ah oo ay ku qaadeen Hoteelka Koox hubeysan.

Wixii ku soo kordha daljir kala soco.

Diwaanka
Wararka daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: