Qarax ismidaamin ah oo ka dhacay Magaaladda Kismaayo

Magaaladda Kismaayo ee Xarunta jubbaland wararka ka imaanaya ayaa sheegaya in gordhow uu ka dhacay qarax ismidaamin ah oo khasaare geeystay.

Qaraxa ayaa ka dhacay Hoteelka loo yaqaan Cas Caseey iyo Maamuus oo ku dhow Aargada Magaalada Kismaayo.

Qaraxa ayaa la sheegay in adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyabaaha Qarxa oo lagu dhuftay Iridda Hoteelka, waxaana xigay dagaal toos ah oo ay ku qaadeen Hoteelka Koox hubeysan.

Wixii ku soo kordha daljir kala soco.

Diwaanka
Wararka daljir


Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “Qarax ismidaamin ah oo ka dhacay Magaaladda Kismaayo”

  1. nuur

    war sax ah ayaad noo soo gubisay

U Jawaab nuur Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com