Qaban Qaabada Doorashada, Saamaynta Cosoble iyo Xaaladda Hirshabeelle (dhegayso)

Qaban Qaabada Doorashada, Saamaynta Cosoble iyo Xaaladda Hirshabeelle (dhegayso)

Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa ka socota qaban qaabada doorashada madaxweynaha maamulkaasi, iyadoona siweyn looga dareemayo ololaha musharixiinta, haddaba doorashadaani maxay kaga duwantahay tii hore, maxaase saamayn kaga imaan kadha magaalada Beledweyne, wasiirka arrimaha gudaha Hirshabeelle Maxamad Cali Caadle ayaa Daljir arrimahaasi uga waramay.

DHEGASO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com