Gudoomiye Ku-xigeenka Maxkamadda Rafcaanka oo Booqasho Ku Maraya Sh Dhexe (dhegayso)

Gudoomiye Ku-xigeenka Maxkamadda Rafcaanka oo Booqasho Ku Maraya Sh Dhexe (dhegayso)

Gudoomiye ku-xigeenka maxkamadda rafcaanka ee Soomaaliya ayaa maagaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha dhexe kulamo kulaleh madaxda maxkaamdda rafcaanka ee gobolkaasi, haddaba gudoomiyaha Maxkamadda racfaanka ee gobolka Shabeelada Dhexe Sheekh Axmad Xaaji ibraahim Sayid ayaa xafgiiska Daljir Muqdisho arrimahaasi uga warbixiyey.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com