Puntland oo ka Digtey in la Marinhabaabiyo Dadka Xooluhu ka Dhammaadeen (dhegayso)

Puntland oo ka Digtey in la Marinhabaabiyo Dadka Xooluhu ka Dhammaadeen (dhegayso)

Wasiir kuxigeenka arrimaha gudaha ee dowladda Puntland Cabdullaahi Xaashi Qoob-deero oo waraysi siiyey Daljir ayaa farriin u diray dadka reer guuraaga ah ee xoolihii ka dhammaadeen oo uu tilmaamay in dad aan wax dan ah u hayn ay u sheegeen in ay yimaadaan magaalooyinka waaweyn oo dhaqaale lagu siin doono.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com