Nabadoon Yaasiin C Samad: “Reer Puntland waa in ay u Dhammaadaan Wadahadalka Galmudug” (dhegayso)

Nabadoon Yaasiin Cabdisamad oo kamid ah Isimada deegaamada Puntland ayaa ka hadlay midnimada Soomaaliyeed, arrimaha colaadda gobolka Mudug iyo sida reer Puntland diyaarka ugu yihiin nabad ka dhalata gobolkaasi.

Nabadoonka ayaa ugu baaqay dowladda Puntland iyo dowladda federalka ah ee Soomaaliya in reer Puntland ay u dhammaadaan wadahadalka Galmudug, lana helo garsoor dhexdhexaad ah oo aan dhinacna u janjeerin.

DHEGAYSO


Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “Nabadoon Yaasiin C Samad: “Reer Puntland waa in ay u Dhammaadaan Wadahadalka Galmudug” (dhegayso)”

  1. abdirahman Shire

    Maashaa-allaah nabadoon yasiin cabdisamad waa hadal dhaxal gal ah runtii waliba arinta gobalka mudug waa hadal biyo kama dhibcaan ah in loo dhan yahay waanwaanta laga wado waana ninka kaliya ee ku hadla codkeyga waa xayi allaah ku dhowro

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com