Puntland oo gubtay Lacago Shilling Somaali Been Abuur ah (Sawiro)

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa duleedka Boosaaso maanta ku gubay lacago shilling somaali ah oo been abuur ah ,taas oo la doonayeey in la galiyo Magaalo Ganacsiga Boosaaso.

Lacagtan la gubay maanta ayaa tiradeeda ahayd lix boqol oo malyan iyo shan boqol oo shilinka somaliga ah ,waxaana maalmahan xirnaa Boosaaso qaar kamid ah Goobaha ganacsiga ,taas oo sababtay in la diido lacagta shilling somaaliga ah.

Daawo Sawiradda


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com