Puntland oo beeralayda qiimayn ku samaynaysa (dhegayso)

HomeWararka

Puntland oo beeralayda qiimayn ku samaynaysa (dhegayso)

Wasaarada deegaanka iyo beeraha Puntland ayaa Kooxo qiimayn sameeya u dirtay deegaanada Puntland gaar ahaana beeraleyda xili Dawladdu ugu baaqday Bulshada Puntland inay xooga saaraan waxsoo saarka beeraha. Jaamac Maxamuud Jaamac oo ka tirsan waaxda waxsoosaarka wasaarada beeraha Puntlnad Daljir uga waramay kooxaha la diray iyo qiimaynta ay soo samayn donaan.

Wacaal Darey ah: Kiiskii Caasho Ilyaas oo markale dib loo dhigay
Xulashada Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Musharrax Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la yeeshay qaar kamid ah Isimada Puntland. (Sawiro)

Wasaarada deegaanka iyo beeraha Puntland ayaa Kooxo qiimayn sameeya u dirtay deegaanada Puntland gaar ahaana beeraleyda xili Dawladdu ugu baaqday Bulshada Puntland inay xooga saaraan waxsoo saarka beeraha.

Jaamac Maxamuud Jaamac oo ka tirsan waaxda waxsoosaarka wasaarada beeraha Puntlnad Daljir uga waramay kooxaha la diray iyo qiimaynta ay soo samayn donaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: