Wasaaradda Cafimaadka DFS oo Fariin u dirtay Shacabka Somaliyeed

HomeWararka

Wasaaradda Cafimaadka DFS oo Fariin u dirtay Shacabka Somaliyeed

Wasiirka Caafimaadka iyoDaryeelka Bulshada XFS, Fowziya Abiikar Nuur, ayaa mar kale ugu baaqday dadka Soomaaliyeed inay qaataan talooyinka caafimaad e

Guddoomiyaha Degmadda Xingalool oo Daljir Uga Waramay Saldhig laga Hirgaliyaay Degamaddas (dhegayso)
Inka badan sagaashan beerood oo ku yaala degmada Buuraan oo gubtay (dhegayso)
Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garowe (dhegayso)

Wasiirka Caafimaadka iyoDaryeelka Bulshada XFS, Fowziya Abiikar Nuur, ayaa mar kale ugu baaqday dadka Soomaaliyeed inay qaataan talooyinka caafimaad ee qaybta ka ah dadaallada lagu xakameynayo cudurka sida dhaqsaha u faafa ee COVID-19.

Marwo Fowziya Abiikar Nuur oo sheegtay in dowlladu ay wado dadaallo aan hakad laheyn oo lagu doonayo in lagu yareeyo faafitaanka iyo saameynta uu bulshada ku yeelanayo cudurka, ayaa caddeysay in wadajirka shacabka iyo dowladdu uu muhiim u yahay howsha socota.

Dowladda Soomaaliya oo daryeelka bulshada u yahay muhiimadda Koowaad ayaa dadaal xooggan ugu jirta xakameynta cudurkaan COVID-19 ee dhibaatada badan ku haya caalamka.

Hoos ka daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: