Guddoomiyaha Degmadda Xingalool oo Daljir Uga Waramay Saldhig laga Hirgaliyaay Degamaddas (dhegayso)

Guddoomiyaha Degmadda Xingalool oo Daljir Uga Waramay Saldhig laga Hirgaliyaay Degamaddas (dhegayso)

Saldhigyo ay ciidamada Booliska Puntland ee Gobolka sanaag ay kushaqeeyaan ayaa waxaa laga dhagax dhigay deegaano katirsan gobolka sanaag,Saldhigyo ay ciidamada Booliska Puntland ee Gobolka sanaag ay kushaqeeyaan ayaa waxaa laga dhagax dhigay deegaano katirsan gobolka sanaag.

Saldhigyadan Boolis ayaa dhaqaalaha kubaxaya waxaa bixinaysa dowlada puntland kadib baahi badan oo ay uqabeen dadka deegaanka Adeegyada Aasaasiga ah.

Hadaba Gudoomiyaha degmada Xingalol yuusuf farax siciid.ayaa daljir ugawaramay arimahaasi, Wariyaheen deeqo bashiir deeqo ladan ayuu uwaramay.

dhegayso Waraysiga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com