Prof. Dhalxa oo sharci darro ku tilmaamay doorashada guddoonka cusub ee baarlamaanka federaalka ah.

Muqdisho, June 06 – Maxamed Cumar Dhalxa ayaa sheegay in doorashadu ay ka hor imanayso dhamaan shuruucda iyo qawaaniinta ku dhigan axdiga ku meel gaarka ah. Prof. Dhalxa waxaa uu sharci darro ku tilmaamay doorashada guddoonka cusub ee baarlamaanka federaalka ah oo uu sheegay in ay ka hor imanayso dhamaan shuruucda iyo qawaaniinta u deggan axdiga ku meel gaarka ah.

Diiwaarnka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com