Nabadoon Xaarin ” Anaga Dulqaadkii Waa Naga dhamaaday Galmudug Waan iska dhicinaynaa” (dhegayso)

Nabadoon Xaarin ” Anaga Dulqaadkii Waa Naga dhamaaday Galmudug Waan iska dhicinaynaa” (dhegayso)

Nabadoon Cabdulcasiis Aw Yuusuf Maxamed (Xaarin) oo Kamid ah Odayaasha Magaaladda Gaalkcyo oo Maanta Daljir la hadlay aya ka hadlay Dilaal kadhacay Bariga Gobalka Mudug ,kuwaas oo loo geeystay dad shacab ah.

Xaarin ayaa sheegay in Puntland Dul qaadkii uu kadhamaday ,isla markaana ay dagaal la gali donaan Galmudug oo uu shegay inay jabisay heshiisyo dhowr ah oo oo ay galeen Puntland iyo Galmudug.

Wuxuu sheegay in dhowr jeer dad shacab ah ay ku layeen Gobalka Mudug ,isago sheegay in Ciidamo ay diraan Galmudug inta lagu jiro shirarka Nabadaynta ,isago sheegay in Marnaba Galmudug aysan doonayn in shacabka Labada dhinac ay nabad ku nolaadan.

Wuxuu Ugu baaqay shacabka Gobalka Mudug inay iska difaacan Ciidmaada Galmudug ,isla markaana anan loo dul qaadan dhibatayna lagu hayo shacabka an waxba galabsan.

Dhegayso codka Nabadoon Xaarin

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 5
  • Abti yariisoow 7 years ago

    Afkaaga oo ku xira oo aanan ku furin waa alla kaagoy ninkii wanaaga diidaa xun baa u taala ninkii aan dhibi jirayoow soo
    Sheego iyo meeshaan kugu dhibi jiray bal hadii aad ahayd inan gumayd kaama saari karo ee sidaa umbay kuugu taagnaan reer gal mudug ilaah waa ogyahay iyagana ogsoon in
    Aanay one day i hortaagnaan karin
    Waa dulqaadkayga waxa meeshaa gaarsiiyey bal waxaan samaynayaa in magacani gal mudug ah uu haro totally uu u noqdo baraxleey ama magaadleey

  • Omar Dhere 7 years ago

    waxaa halkaa iiga muuqata in reerkaa laga cabanayo ay mar hore intii aan la dhisin Galmudug ay dhibaatadaas nagu heyn jireen waxaana la sheegi jiray in qolada hadda ay dhibaatada ku hayaan ay ku faraxsaneyd nasiib wanaag intii Galmudug la dhisay waan ka nasanay ee Alaha Idin fududeeya

  • Waa 90 jir yaan toobadu ku seegin ayaan oran lahaa wixi toodu dhamaty ayaa dhimanaya colaadana umada allaha ka dulqaado

  • […] Nabadoon Xaarin ” Anaga Dulqaadkii Waa Naga dhamaaday Galmudug Waan iska dhicinaynaa” (d… […]

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com