Nabadoon Cabdulcasiis Aw Yuusuf Maxamed (Xaarin) oo Kamid ah Odayaasha Magaaladda Gaalkcyo oo Maanta Daljir la hadlay aya ka hadlay Dilaal kadhacay Bariga Gobalka Mudug ,kuwaas oo loo geeystay dad shacab ah.
Xaarin ayaa sheegay in Puntland Dul qaadkii uu kadhamaday ,isla markaana ay dagaal la gali donaan Galmudug oo uu shegay inay jabisay heshiisyo dhowr ah oo oo ay galeen Puntland iyo Galmudug.
Wuxuu sheegay in dhowr jeer dad shacab ah ay ku layeen Gobalka Mudug ,isago sheegay in Ciidamo ay diraan Galmudug inta lagu jiro shirarka Nabadaynta ,isago sheegay in Marnaba Galmudug aysan doonayn in shacabka Labada dhinac ay nabad ku nolaadan.
Wuxuu Ugu baaqay shacabka Gobalka Mudug inay iska difaacan Ciidmaada Galmudug ,isla markaana anan loo dul qaadan dhibatayna lagu hayo shacabka an waxba galabsan.
Dhegayso codka Nabadoon Xaarin
U Jawaab Abti yariisoow Buri halceliska